| H
T M L - K O O R S O - D O O R
|
| HTML | SHAXDA TUSMADA HTML |
|
Waxaan insha allah halkaan si tallaabo tallaabo ah ugu sharixi doonnaa sida loo dhiso bog internet ah annagoo isticmaaleeyna HTML. Waxaan casharadeenna ku qaadan doonnaa luuqadda soomaaliga, toosoo aan rajeeyneeyno in dhinaca fahanka naga haqab tiri doonto.
Koorsada waxaan ka billaabi doonna billaaw innagoo raacinayna tusaalayaal si qof kasta si fudud u fahmi karo insha allah. Waxaan ognahay in Internetka wanaag iyo xumaanba laga faafin karo. Waxaan ka rajeeyneeynaa dhammaan ardayda koorsadaan ka qalin jebisa inay cilmigooda wixii wanaag ah u isticmaalaan. Waxaa diyaariyay koorsadaan Cabdikarim Maxamuud. Fadlan wixii talo iyo tusaale ah Halkaan noogu soo dir lafole@gmail.com
|
|
26-07-10 illaa 09-08-10 Macallinka fasax ayuu ku maqanyahay. Casharkeenna xiga wuxuu noqon doonaa Axadda 15-08-10 24 Julaay 2010 Maanta 15-08-2010 waxaan qaadan doona casharka 4aad. Waxaan casharka ku qaadan doonnaa fasal aan PC lahayn. Sidaa daraaddeed qof walba LAPTOP-kiisa ha soo qaatao.
|