Dhammaan xubnaha jaaliyadda SOMVAO waxaa lagu wargelinayaa, in maalainta axadda ee tariikhdu tahay 07-01-2010 saacaddu markay tahay 13:30 uu ka dhici doono xarunta jaaliyadda SOMVAO kulan aad muhiim u ah. Kulankan waxaa looga wada hadli doonaa arrin xubnaha jaaliyadda muhiim u ah. SIdaa daraadeed waxuu maamulka SOMVAO ka codsanayaa dhammaan xubnaha RAG iyo DUMAR inay kulankan ka soo qaybgalaan. 


 La qoray 31-01-2010