Bandhigga Buugta Soomaaliyeed

Waxaa xarunta Somvao ee magaalada Amsterdam lagu qabtay bandhiga buugta Soomaaliyeed oo sanadkiiba mar lagu soo bandhigo meel ka mid ah caalamka buugaagta ku qoran afka Soomaaliyeed.

Bandhigan waxaan kasoo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo u riyaaqay bandhiga oo ah kii ugu horeeyay noociisa ah oo lagu qabto dalkan Holland.

Waxaa sidoo kale bandhiga kasoo qeybgalay aqoonyahano Soomaaliyeed oo kala yimid daafaha caalamka.